Caruurtii lagu xasuuqay dalka Yemen oo aas wadareed loo sameeyey (Daawo Sawirro)

Kumannaan qof ayaa ka soo qayb gashay aas wadareedka loo sameeynayey carruurta 40-ka ahayd ee ku dhimatay duqeyn ay toddobaadki hore Yemen ka geysteen xulafada sacuudiga uu hoggaaminaya. Aas wadareedka wuxuu ka dhacay gobolka Sacda oo ku taallo waqooyiga oo ay xuutiyiinta gacanta ku hayaan. Dad badan ayaa Sacuudi Carabiya ku mudaharaaday, iyaga oo si … Continue reading Caruurtii lagu xasuuqay dalka Yemen oo aas wadareed loo sameeyey (Daawo Sawirro)